U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo Ka Digay Dagaal Sokeeye Oo Ka Dhaca Dalka

Sheeko:Amniga

Golaha midawga musharixiinta ayaa war-saaafadeed ka soo saaray xaaladda guud ee dalka si gaar ah doorashooyinka dalka ka socda.

Midawga musharixiinta ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta Habraacyadii ay soo saareen Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka.

Shir ay isugu yimaadeen maanta Midawga ayeey ku sheegen in haddii lagu dhaqmo Habraacyada ay suura gal tahay in dalka uu gaalo Dagaal Sokeeye.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Midawga Musharixiinta