U bood dhigaalka

Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Maamulada Jubbaland iyo Puntland

Sheeko:Amniga

Midawga musharixiinta xilka madaxweeynanimada dalka doorashada 2021, ayaa goordhaw soo saaray in war saxaafadeed ay ku soo dhaweeyeen go’aanka ka soo baxay maamulada Jubbaland iyo Puntland ee ku aadan in shir wada tashi la isugu yimaado todobaadka soo socdo.

Golaha Midawga musharixiinta ayaa sidoo kale waxa ay madaxweeynaha Dowladda Federaalka ah in uu qaato tanaasul, si xal looga gaaro khilaafaadka jiro ee Arimaha doorashooyinka .

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MIDAWGA MUSHARIXIINTA XILKA MADAXWEYANAHA