Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Go’aankii ONLF Looga Saaray Liiska Argagixisada by Abdi January 25, 2022 January 25, 2022 468 views Midowga musharxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyey go,aankii golaha wasiirrada Soomaaliya dib ugala laabteen in Ururka ONLF uu yahay Urur Argigixiso, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Share 0 FacebookTwitterPinterestEmail previous post Degdeg: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo Soo Gaaray Muqdisho, Akhriso Taariikhdiisa next post Puntland Oo Shaaciyay Habraca iyo Jadwalka Doorashada Afar Kursi You may also like Hanti-dhowraha Qaranka oo Dalbaday Joojinta Xeer La Ansiyay May 22, 2022 Ra’iisulwasaare Rooble oo La Kulmay Madaxweynaha Imaaraadka May 22, 2022 Guuddoonka Labada Aqal oo La Kulmay Guddigii Doorashada Madaxweynaha May 22, 2022 Koofur Galbeed oo Deegaan Ka Tirsan Shabeellada Hoose u Magacowday Maamul May 22, 2022 Wiil Dhallinyaro ah oo Lagu Dilay Gaalkacyo May 22, 2022 Qiimaha Hubka iyo Rasaasta oo Hoos u dhac Ku Yimid Kaddib Doorashdii Madaxweyne Xasan... May 22, 2022