U bood dhigaalka

Miisaaniyadda Galmudug Oo La Ansixiyay

Sheeko:Dalka

Kulanka maanta ee Xildhibaannada maamulka Galmudug ayaa ansixiyay miisaaniyadda, miisaaniyadda oo aheyd 6da bil ee sanadka ugu dambeysa, waxaa lagu waramayaa in aqlabiyad lagu ogolaaday.

Kulanka oo ay fadhiyeen   50 Xildhibaan, waxaa uu ajendaha ahaa 2 Ajende, Miisaaniyad 6 bil iyo Hindishe sharciyeedka Xanaanada xoolaha iyo beeraha oo akhrinta 3aad maray .

Arrinta miisaaniyadda, akhrinta kadib,  Cod la geliyay , 46 Xildhibaan ogolaaday, 3 diiday halka  1 Xildhibaan uu  ka aamusay.

Goobjoog News