U bood dhigaalka

Milkiilaha Amiin Ambulance oo La Sii Daayey

Sheeko:Amniga

Aasaasaha hey’adda Aamin Ambulane oo adeeg gurmad lacagta la’aan ah u fidisa dadka Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan oo booliiska ay saacado kahor ka kaxeysteen ayaa la sii daayey.

Goobjoog News