U bood dhigaalka

Mooshin Maqaamka Muqdisho Ah oo La Horgeeyey Golaha Shacabka

Sheeko:Baarlamaanka

Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah oo boqol kor u dhaafaya ayaa guddoonka golaha u gudbiyey mooshin ku saabsan maqaamka caasimadda Muqdisho.

Xildhibaannada ayaa qoraalkooda ku sheegay in arrintanay khuseyso dastuurka kmg ah qodobka 9aad taas oo lagu sheegay in caasimadda maqaamkeeda go’aan looga gaari-doonno dib u eegista dastuurka.

Arrinta maqaamka Muqdisho ayaa waxaa muuqato iney galeyso weji cusub, xildhibaannada baarlamaanka ay kutlad u sameeyey arrinkan.

Wararkan kala soco halkan.

Goobjoog News