U bood dhigaalka

Mooshinkii Laga Gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh (Akhriso)

Sheeko:Dalka

Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka gudbiyay mooshin madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, si xilka looga qaado.

Xildhibaan Cabullaahi Goodax Barre oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in tirada mudanayaasha gudbiyay mooshinkaan ay ka badan yihiin 90.

Hadaba Goobjoog News ayaa heshay qoraalka mooshinkaan iyo waxa xildhibaanada ay ku eedeynayaan Madaxweynaha.

Hoos ka akhriso qoraalka mooshinka.

t1

t2

t3

t4

t5

t5

t7

t8

t9