U bood dhigaalka

Mowqifka Golaha Baarlamaanka Galmudug Ee Ku Aadan Khilaafka Ka Taagan Galmudug

Sheeko:Baarlamaanka

In ka badan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Dowlad-goboleedka Galmudug oo shir jaaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Khilaaf ay sheegeen in uu ka jiro Fulinta heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-suuna.

Xildhibaanno ay ka mid yihiin Garaad Yuusuf, Shariif Maxamed iyo Abuukar Warsame ayaa sheegay in reer Galmudug u istaagaan badbaadinta Maamulka.

Halkan ka akhriso qodobada ay soo saareen.

 

Goobjoog News