U bood dhigaalka

Munich: Ninka Dadka Laayey Horay Ayuu u Qorsheeyay

Sheeko:Dalka

Booliiska Munich waxaa ay sheegayaan in ninka dadka laayey uu qorsheynayey falkaas argigixiso muddo hal sano ka badan,

Siyaasiyiin u dhashay dalka Jarmalka waxaa ay soo jeediyeen in la xakameeyo qoryaha sharciyeysan ee dadka gacantooda ku jira, arrintaas oo horay looga digay.

David Sonboly, 18, waxaa uu dilay 9 qof, inta aanu is dilin.shot dead nine people before killing himself

kala soco, wixii faahfaahin ah, Goobjoog News.