U bood dhigaalka

Muqdisho Oo Si Weyn U Soo Dhoweysay Madaxweyne Xasan Sheekh(Sawirro)

Sheeko:Dalka

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynihii 8aad ee ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud safar ujeedadiisu lagu sheegay xog-ogaalnimmo iyo u kuur-gelidda xaaladda dalka.

Soo-dhoweynta madaxweyne Xasan Sheekh waxaa qeyb ka ahaa golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah, xildhibaannada labaqa aqal ee baarlamaanka 10aad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Haddaba, Waa Siwirradan Waa Soo Dhoweytiisa: