U bood dhigaalka

Muqdisho: Qarax Lala Eegtay Kololnyo AMISOM Ah

Sheeko:Amniga

Wararka naga soo gaaraya agagaarka xaafadda SOS ee degmada Heliwaa ayaa sheegaya in goordhow halkaasi qarax lagula eegtay kolonyo ciidamada AMISOM ah oo jidka marayey.

Ciidamada AMISOM ee miinada lala eegtay ayaa rasaas furay dadkii goobta ku sugnaa si aan kala sooc laheyn.

Lama oga khasaaraha ka dhashay goobta, laakin dib ayaan idiin soo dheegi-doonnaa.

Goobjoog News