U bood dhigaalka

Muqdisho: Qarax Lala eegtay Kolonyo Ciidamo Talyaani Ah

Sheeko:Amniga

Qarax weyn ayaa goor dhow waxaa uu ka dhacaya agagaarka wasaaradda gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.

Weriyaha Goobjoog News  ayaa soo sheegay in qaraxa lala eegtay gawaarida gaashaaman ee ciidamada Talyaaniga.

Khasaare badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka soo gaaray dadkii goobta ka dhowaa,

Wixii faah-faahin kala soco halkan.

Goobjoog News