U bood dhigaalka

Muqdisho: Saddex Safiir Oo Maanta La Magacaabey

Sheeko:Dalka

Kulanka golaha wasiirrada ee maanta ayaa waxaa lagu magacaabey 3 saffiir oo Soomaaliya u matali-doona dalalka dibadda.

Safiirrada La Magacaabey ayaa kala ah:

1. Maxamed Nuur Tarsan

2. Cabdullahi Maxamed Odowaa

3. Cabdirisaq Shoole

Dhinaca kale, la sheegin dalalka loo magacabey iyo halka ay fariisan-doonaan.

Goobjoog News