U bood dhigaalka

Murashaxiin Galmudug oo Ka horyimid Guddiga Farsamada

Sheeko:Baarlamaanka

Qaar ka mid murashaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha dowlag gobaleedka Galmudug ayaa si wadajir ah uga soo horjestay magacaabista guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka ah luguna magacaabay xubnaha guddigaas.

Musharx Cabdiraxmaan Maxamed Odawa iyo Murashax Kamaal guutaale ayaa qoraal si wadajir ah ay u soo saaray ayaa sheegay in hanaanka loo maray soo magacaabista guddiga ay tahay mid hareer marsan dastuurka Galmudug iyo shuruucda dalka u yaalla.

Haddaba Akhriso:

Goobjoog News