U bood dhigaalka

Mursal Oo Fariin U Diray Xildhibaannada Dibadda Ku Maqan

Sheeko:Baarlamaanka

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey waqtiga uu furmayo Kalfadhiga Afaraad ee golaha.

Qoraal uu soo saaray guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu sheegay in Kalfadhigan uu furmi doono 10-ka bisha September ee sanadkan.

Dhanka kale, guddoomiye Mursal ayaa ugu baaqay xildhibaannada golaha shacabka ee dalka dibaddiisa ku maqan iney dalka kusoo galaan kama dambeys 5-ta bisha September.

 

 

Goobjoog News