U bood dhigaalka

Musharraxiin Sheegay In Aysan Ka Qeybgali Doonin Doorashada Galmudug Inta…

Sheeko:Dalka

Qaar ka mid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee dowlad goboleedka Galmudug, ayaa qoraal ay soo saareen waxay ku sheegeen in aysan ka qeybgali doonin doorashada, inta uu kala qeybsan yahay guddiga doorashada ee dhowaan la magacaabay.

Musharraxiinta qoraalka soo saaray ayaa kala ah, C/raxmaan Odowaa, C/laahi Faarax Wehliye, Cabdi Dheere iyo sidoo kale Kamaal Guutaale.

Halkaan hoose ka akhriso: