U bood dhigaalka

Muuqaal:- Baaritaanka Dhacdadii Xabsiga Dhexe Oo Lasoo Gebagebeeyay

Sheeko:Amniga

Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii argagaxiso ee August 10 ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa kulan la yeeshay sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Guuleed, waxay kusoo bandhigeen warbixin ku saabsan natiijadii usoo baxday baaritaankii ay sameeyeen.

Daawo Sii Hayaha Wasiiirka Cadaalada Oo Faah Faahiyay Wixii Ka Soo Baxay Kulanka

Sidoo Kale Halkan Ka Aqriso Xogta Natiijada Dhacdadii Xabsiga Dhexe

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/akhriso-natiijada-baaritaanka-dhacdadii-xabsiga-dhexe-oo-lasoo-saaray/

Goobjoog News