U bood dhigaalka

Muuqaal: DFS Oo Loogu Baaqay Ururinta Hubka Sharci Darrada Ah Ee Lagu Haysto Muqdisho

Sheeko:Dalka

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan go’aankii dhowaan kasoo baxay maxkamadda ciidamada qalabka sida oo ah in aan la aqbli doonin hub sharci darro ah lagu haysto magaalada Muqdisho.

Waxa ay shegeen in dowladda ay uga fahdiyaan iney uruuriso dhammaan hubka sharci darrada ah si loo sugo amniga magaalada.

Dowladda ayeey sheegeen in loo baahan yahay iney dhaqangeliso ammarka maxkamadda ciidamada islamarkaana lasoo uruuriyo hubka magaalada yaalla.

halkaan hoose ka daawo:


Goobjoog News