U bood dhigaalka

Muuqaal:-Dowladda Sucuudiga Oo Sanadkaan Hakisay Xujeyda Ka Imaaneysa Dalka Dibaddiisa

Sheeko:Caalamka

Boqortooyada Sucuudiga ayaa sanadkaan joojisay Muslimiinta Xujeyda ah oo sanad weliba u soo cibaado taga dalkaasi, waxaana kaliya loo ogolaaday kuwa jooga gudaha dalkaas in ay gudan karaan Xajka sanadkaan.

Halkan Aqriso Dowladda Sacuudiga Oo Hakisay Xujeyda Ka Imaanaysa Dalka Dibadadiisa

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/dowladda-sucuudiga-oo-sanadkaan-hakisay-xujeyda-ka-imaaneysa-dalka-dibaddiisa/

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Xujeyda