U bood dhigaalka

Muuqaal: Isbedalka Geeska Afrika Iyo Saameynta Uu Ku Yeelan Karo Somaliland

Sheeko:Dalka

Falanqeeyayaal dhanka siyaasadda ah ayaa ka hadlay isbedalka xilligan ka socda geeska Afrika iyo saameynta uu ku yeelan karo Somaliland.

Qaarkood waxa ay sheegeen in saameyn uu ku yeelan karo Somaliland, halka kuwo kalena ay tilmaameen inaanu wax saameyn ah ku yeelan karin Somaliland.

Halkaan hoose ka daawo:

Goobjoog News