U bood dhigaalka

Muuqaal laga soo qaaday kulankii Baarlamaanka ee maanta ku dhamaaday Buuq iyo fowdo (VIDEO)

Sheeko:Dalka

BuuqMaanta Waxaa maalintii Sedaxaad aan suurta gal noqon in uu dhaco kulankii lagu doonayay in lagu qeybiyo mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed.

Hadaba Goobjoog waxay idiin soo gudbinaysaa muuqaal laga soo qaaday kulankii maanta, iyada oo xildhibaanada buuqayaan, waxaana ay wataan Boorar waaweyn.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa doonayo in uu aamusiyo hase ahaatee sida muuqaalka aad ku arki doontaan aad ayuu ugu jahwareersan yahay.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka.