U bood dhigaalka

Muuqaal:-Maxaa Loogu Hadlay Kulankii Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada?

Sheeko:Caalamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka ayaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uga warbixiyey wadahadalladii Jabuuti uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Halkan Ka Aqriso Wixii Ka Soo Baxay Kulankii Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/maxaa-ka-soo-baxay-shirkii-ay-whatsapp-ka-ku-yeesheen-madaxweyne-farmaajo-iyo-madaxda-maamul-goboleeyada/

Halkan Ka Daawo Nuruxka Shirkii Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Gobolada