U bood dhigaalka

Muuqaal:-Maxay Tahay Sababta Ay Dowladda Soomaaliya U Aqbashay Doorashadii Ka Dhacday Jubaland Waxaa Sharaxaad Ka Bixinaya Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur Oo Ah Bare Jamaacadda Umadda

Sheeko:Amniga

Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa qoraal ay soosaartay ku sheegtay in madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe u aqoonsatay mid KMG ah.

Halkan Ka Aqriso Qoraalkii Ay Dowladdu Ku Aqbashay Doorashadii Jubaland

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/dowladda-federaalka-oo-aqoonsatay-madaxweynaha-jubbaland/

Halkan Ka Daawo Sharaxaad Dheeri Oo Ku Saabsan Arimaha Doorashadii Ka Dhacday

Goobjoog News