U bood dhigaalka

Muuqaal:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Riday

Sheeko:Amniga

Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun Dil ah ku riday Nuur Daahir Geedi oo loo haysto dilka Cumar Xasan Macalim oo ka dhacay degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, kadib markii marxuumka dhintay ay askariga ku murmeen bedelitaanka lacag uu uga iibasanaayey Sigaar, taas oo sababtay labo xabad uu riday in mid kamida ay ku dhacday.

Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur (Shuute)