U bood dhigaalka

Muuqaal: Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Sheeko:Amniga

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Labo qarax, kuwaasi oo geystay khasaare isugu jir dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxii Koowaad ayaa ka dhacay Tiyaatarka Qaranka, halka midka Labaadna uu ka dhacay Taalada Daljirka Daahsoon.

Inta la hubo waxaa qaraxan ku dhintey 10 qof, iyadoo dhaawacuna intaasi ka badan yahay.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka: