U bood dhigaalka

Muuqaal:- Khayre “Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed, Mid Amni Iyo Mid Dastuuri”

Sheeko:Amniga

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay in doorashadu waqtigeeda ku dhacdo.

Halkan Ka Daawo Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Markale Ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka 20201

Goobjoog News