Muuqaal: Saameynta Ka Dhalan Karta Khilaafka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya

Aqoonyahanno Soomaaliyeed ayaa sheegay in khilaafka Labada gole ee baarlamaanka uu dalka u keeni karo dib u dhac ballaaran.

Waxa ay sheegeen in muhiim ay tahay iney si is faham ah ku xalliyaan wax walbo oo la kala tabanayo.

Aqoonyahannada ayaa sheegaya in wadashaqeynta Labada aqal ay muhiimad weyn u leedahay habsami u socodka howlaha qaran ee dalka.

Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay iney hakiyeen xiriirkii kala dhaxeeyey golaha shacabka iyaga oo arrimo dhowr ah arrintaasi u sababeeyey.

Halkaan hoose ka daawo:

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW