U bood dhigaalka

Muuqaal: Soomaalida K/Afrika Oo Kahor Yimid Dhiibistii Qalbi Dhagax

Sheeko:Dalka

Soomaalida ku dhaqan dalka Koonfur Afrika ayaa dibadbax ay kaga soo horjeedaan dhiisbitii dowladda Federaalka ee Qalbi Dhagax waxay ka dhigeen magaalooyin kamid ah dalkaasi.

Waxay dadkani sheegeen iney aad uga xun yihiin go’aankii ay xukuumadda qaadatay, islamarkaana ay tani muujineyso in Soomaaliya ay tahay dal weli aan ka xorroobin gumeysiga waa sidey hadalka u dhigeen.

Qaarkood dadkaan waxay sheegeen in dowladda dhexe laga doonayo iney Itoobiya dib uga soo celiyo Qalbi Dhagax, si ay usoo laabato kalsoonida ay shacabka ku qabeen dowladda.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka: