U bood dhigaalka

Muuqaalka Haddii Xildhibaanada Lagu Qaybsado Habka Degmooyinka

Sheeko:Baarlamaanka

Mid ka mid ah afartii hab ee lagu soo bandhigay shirarkii madasha wadatashiga qaran ayaa waxa uu ahaa in xildhibaanada lagu soo xulo heer degmo kuwaas oo ah 92-dii degmo ee jirey 1991. Hadaba hadii lagu soo xulo xildhibaanada 2016 habkaas shaxda soo socota oo ku saleysan xog uruurin ay sameysay Goobjoog oo laga qaaday dadyoow far badan ayaa muujineysaa muuqaalka saami qaybsiga 2016:
FG: Shaxdani ma ahan mid ka turjumeysa argtida iyo siyaasada Goobjoog.