U bood dhigaalka

Naafada Ku Nool Muqdisho oo Dibad Bax Ka hor Dhigey Wasaaradda Arrimaha Gudaha (Dhageyso)

Sheeko:Dalka

Dad badan oo ka mid ah naafada Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda Soomaaliya ayaa maanta banaanbax ka hor dhigey wasaaradda arrimaha gudaha oo ku taala xaruntii Otto Otto, waxayna ka cabanayaan in wasaaradda ay dayacday naafada.

Qaar ka mid ah dadkii banaanbaxayay oo la hadlay wariyaheena Munasar Maxamed Cabdi ayaa sheegey in dowladda ay halmaamtay naafada, islamarkaasina wixii loosoo dhiibey naafada aanan lasoo gaarsiinin.

Dhageyso

Goobjoog News