NISA: Waxaa Qabanay Xubin Ka Tirsan Amniyaadka Al-shabaab

Ciidanka ammmaanka ayaa sheegay in jimcihii ay soo qabteen xubin ka tirsan amniyaadka kooxda Al-shabaab.

Warkan oo ay hay’adda Nabad sugidda Qaranka ee NISA ku shaacisay boggeeda Twitter-ka, ayaa lagu yiri” Howlgal qorshaysan oo si taxader leh loo fuliyay ayaa Ciidamada Amaanku 18-ka bishaan, kusoo qabteen xubin hogaamiye u ahaa koox amniyaad ah oo ka howlgala magaalada Muqdisho.”

NISA ayaa barteeda inta badan ku qorta howl-gallada ay ka sameeyaan gudaha Soomaaliya.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW