U bood dhigaalka

Obama Oo Ka Digay In Lataliyaha Amniga Mareykanka Loo Magacaabo Michael Flynn

Sheeko:Caalamka

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Brack Obama ayaa ka digay in Donlad Trump uu u magacaabo la taliyihiisa ammniga ninka lagu magacaabo Maykal Faliin.

Michael Flynn ayaa waxaa lagu eedeynayaa inuu gacan saar dhow la leeyahy waddanka Ruushka iyadoo arrintaasi uu ka digay madaxweyne Obama.

Kulan ay yeesheen golaha duqowda aqalka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday Michael Flynn uu qadka telefoonka uu kula hadlay ergay ka tirsan Ruushka taasi oo soo ifbixisay inuu xiriir uu la leeyahy Ruushka.

Dowladda Mareykanka iyo Ruushka ayaa waxaa ka dhaxeeya xorguf siyaasadeed taasi oo ku saabsan faro galinta Syria.

Goobjoog News