U bood dhigaalka

Photo News: Ciyaartoyda Qaranka Ee 17 Sano Jirada Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho

Sheeko:Dalka

Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo dhoweeyay maanta oo Talaado ah, ciyaartoyda qaranka ee 17-sano jirada ah kadib markii ay ciyaaro kaga soo qeybgaleen dalka Burundi.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa garoonka Aadan Cadde kuso dhoweeyay dhallinyaradan oo kaalin wanaagsan ka galay ciyaarihii ka dhacauy Burundi.

Waxaan halkaan hoose idiin kugu soo gudbineynaa sawirada laga soo qaaday soo dhoweynta ciyaartoydan.

Xigasho: Gool Fm