U bood dhigaalka

Photo News: Qaraxii Degmada Howlwadaag

Sheeko:Amniga

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa sawirro dheeraad ah oo ku saabsan qarax xooggan oo barqanimadii maanta ka dhacay xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan waxaa ku geeriyootey ugu yaraan 3 Qof, iyadoo dhaawacuna intaasi ka badan yahay.

Halkaan hoose ka daawo sawirada: