U bood dhigaalka

PUNSAA Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saartay Dagaallada Gaalkacyo

Sheeko:Dalka

Dalladda bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

War-saxaafadeed ay dalladu shaacisey ayeey ku sheegtay iney aad uga xunyihiin dagaalladan, islamarkaana ay ku baaqayaan in nabadda Gaalkacyo laga shaqeeyo.

Waxay sheegeen in dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ay saameynta ugu badan ku yeesheen dadka shacabka ah ee ku dhaqan magaaladaasi haddii ay ahaan lahaayeen Koonfur iyo Waqooyi intada.

Qoraalka Dallada ay soo saartay ayaa sidan u qoran:
001

002

Goobjoog News