U bood dhigaalka

Puntland: Dacwad Lagu soo oogay Xildhibaan Su’aalo Weydiiyey Madaxweyne Deni

Sheeko:Amniga

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland ayaa maanta warqad uu u diray Baarlamaanka Puntland si xasaanadda looga qaado xildhibaan  Cawil Xasan Daad, kaasoo sabtidii la soo dhaafay su’aalo adag weydiiyey madaxweynaha maamulkaasi Saciid Deni.

Qoraalka waxaa laga codsaday guddoomiyaha golaha wakiilada inuu xasaanadda ka qaado xildhibaanka oo lagu eedeeyey inuu geystay qadaf, si loo soo taago maxkamadda.

Akhriso: Qoraalka