U bood dhigaalka

Puntland, Jubbaland Iyo Galmudug Oo Soo Gudbiyey Musharraxiinta Aqalka Sare

Sheeko:Baarlamaanka

Maamullada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug ayaa guddiga dorashada dadban ee heer Federaal waxay usoo gudbiyeen liiska musharraxiinta aqalka sare oo maalmahanba laga sugayey.

Liskaan oo ay ku wada qoran yihiin dhammaan dadka u tartamaya kuraasta aqalka sare ayaa waxaa mid walbo soo saxiixay madaxweynaha maamul goboleedkaasi.

Maamullada Somaliland, Koonfur , Hirshabelle ayaa iyaguna weli aan lasoo gudbin musharraxiintooda, waxaana dhammaaday mudadii guddiga uu qabtay, iyadoo doorashada xubnaha la guda geli doono.

Liiska Galmudug:

g1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Liiska Puntland:

p2

p3

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Liiska Jubbaland

j1

j2