U bood dhigaalka

Puntland oo Sheegtey In Aysan Aqoonsan Doonin Guddiyada Madaxa Banaan ee Federaalka

Sheeko:Dalka

War murtiyeed kasoo baxay kulan ay yeesheen golaha wasiiradda ee Puntland ayaa lagu sheegey in Puntland aysan aqoonayn guddiyada madaxa banaan ee federaalka ee dhawaan baarlamaanka ansixiyey, kaasi oo sida ay Puntland sheegtey aanan lagala tashan dowladaha xubnaha ka ah federaalka sida uu dhigayo dastuurka.

Guddiyada ayaa kala ah guddiga doorashooyinka qaranka iyo kan xuduudaha iyo arrimaha federaalka, waxaana dhawaan labadaba ansixiyey baarlamaanka federaalka.

war murtiyeed 1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

war murtiyeed 2