U bood dhigaalka

Puntland Oo Soo Dhoweysay Fasixidda Imaaraadka Ee Visaha

Sheeko:Dalka

Maamulka Puntlanad ayaa soo dhoweeyay Fasixidda Imaaraadka ee Visaha, kaasi oo ay sheegtay in uu ka qeyb qaadanayo xoojinta xiriirka labada dal.

Puntaland ayaa sheegtay in Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta ay wadaagaan arrimo badan oo ay ka mid yihiin ganacsiga loona baahanyahay in la adkeeyo xiriirka qotoda dheer ee ka dhaxeeya labada dhinac.

Hadda halkan ka akhriso warka ay soo saartay Puntland.

 

Goobjoo News