U bood dhigaalka

Qaar ka Mid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Oo Dibad-bax Dhigay

Sheeko:Amniga

Qaar ka mid ah shaqaalaha ka shaqeeya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta dhigay dibad-bax weyn,iyagoo  cabasho ah mushaar la’aan iyo arrimo kale.

Dibad-baxayaasha oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in cabasho ka yihiin mid ka mid ah shirkadaha ka shaqeeya garoonka diyaaradaha caasimada Muqdisho waxayna shirkaas ku sheegeyn in laga lee yahay Wadanka Turkiga.

Halkan Ka Daawo Cabashada Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Garoonka Muqdisho

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/1254157701593285/

Goobjoog