U bood dhigaalka

Qarax Ka Dhacay Kabul

Sheeko:Dalka

Kooxo is-miidaamin ah ayaa saaka oo Isniin ah ka dhacay xarunta akadeemiyadda milatariga ee ku taalo magaalad Kapul ee caasimadda Afghanistan.

Weerarkan ayaa yimid ka dib labo maalmood ay ka dhaceen Afghanistan qaraxyo uu ku taaday dhiig badan waxaana ku dhintay oo ku dhaawacmay boqolaal qof, Taliban ayaana sheegatay.

Ilo dhanka ammaanka ayaa waxay sheegayaan in la dilay saddex ka mida dadkii  weerarka ku soo qaaday xarunta Akadimiyadda oo ku taallo galbeedka magaalada.

Wakaaladda AFP ayaa sheegtay in kooxaha hubeysan ay ku guul-dareysteen in ay gudaha u galaan akaademiyadda.

Goobjoog News