U bood dhigaalka

Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Maka Al-mukarama, Muqdisho

Sheeko:Dalka

Qarax gaari lagu xiray ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga albaabka hore ee Hotel Mubaarak ee waddada Maka Al-mukarama, Muqdisho.

Dad goobjoog ah oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in uu gaariga ku qarxay albaabka hore, khasaaraha ay jiraan. , waxaana durbadiiba gaaray Ciidamada Booliska oo halkaasi Baaris ka wada.

Lama oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaan gaari ee ka dhacay nawaaxiga Daarta Xaaji Baasto, sidoo kalena lama oga qofka iska leh gaariga qaraxa lagu xiray.

Faah-faahinta Kala soco, Goobjoog News

Goobjoog News