U bood dhigaalka

Qaraxii 2aad Muddo Saacado Ah Oo Ka Dhacay Isla Maka Al-mukarama

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhow waddada Maka Al-mukarama ee bartamaha Muqdisho ka dhacay qaraxii 2aad muddo saacado ah kadib markii goor sii horeysay uu isla jidkaasi ka dhacay mid kale.

Inta la xaqiijiyey ilaa 7 qof ayaa dhaawac ah, waxaana la sheegayaa in khasaaraha uu intaasi ka badanyahay laakin uu weli gurmadka socdo.

Qaraxa ayaa ka dhacaya goob lagu cunteeyo, waxaana la sheegayaa inuu qaraxa dhacay xilli qado, oo meesha ay mashquul aheyd.

Wararka oo faah-faahsan, kala soco, Goobjoog News