U bood dhigaalka

Qaxooti Soomaali Ah Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

Sheeko:Dalka

Diyaaraddii 3-aad ayaa maanta dad qaxooti ah keentay dalka Kenya iyadoo ka degtay magaalada Baydhabo ee xarunta koofur galbeed.

Diyaaradda ayaa waxaa saarnaa ilaa 34 qof oo qosos ah, dadkan ayaa laga keenay xerada Kakuma, waxaana ay dowladda Kenya ay dadkaas u soo celisay iyadoo eegeysa rabitaankooda.

Qof kasta oo dadkan ka tirsan waxaa uu helayaa ilaa US$ 150, halka dadka dhibaatooyinka gaarka ah ka sheekta la siinayo US$ 180.

Ilaa iyo hadda 82 qof ayaa si iskood ah ugu soo laabtay Soomaaliya, 28 timid April iyo 30 timid 19 July 2016ka.

Goobjoog News