U bood dhigaalka

R/wasaare Kheyre Oo Guddi U Magacaabay Aaska Qaran Ee Loo Sameynayo AUN Guddoomiyahii Gobolka Banaadir.

Sheeko:Amniga

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi ka kooban Afar iyo Toban Xubnood u magacaabay Aaska Qaranka ee loo sameynayo Guddoomiyahii gobolka Banaadir ahna Duqii Muqdisho Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan oo maanta ku geeriyooday dalka Qatar, Waxaana guddigaan guddoomiye u ah Ra’iisul wasaare ku-xiggeenka XFS.

Halkaan hoose ka Akhriso Magacyada Guddiga 

Goobjoog News