U bood dhigaalka

Ra’iisalwasaare Rooble oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada Cusub

Sheeko:Dalka

Ra,iisalwasaare Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub, kuwaas oo ka la shaqeyn doona.

Wasiirrada la magacaabay ayaa waxaa ku jiro tiro yar oo cusub , halka in badan dib loo soo celiyey wasiirraadii la soo shaqeeyey Xasan Cali Kheyre.

Goobjoog News