U bood dhigaalka

Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magacaabay Xoghayaha Joogtada Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Sheeko:Dalka

Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu magacaabay xoghayaha Joogtada KMG ee Wasaaradda Arimaha gudaha iyo Federaalka.

Xilkaan waxaa loo magacaabay Yaxye Cali Ibraahim oo ahaa madaxii jaamacadda SIU ee magaalada Muqdisho, ka dib markii magacaabistaasi uu ra’iisul wasaaraha u jeediyay wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya.

Wareegtada lagu Magacaabay Xoghayaha ayaa sidaan u qornyed:-

Magacaabis

Goobjoog News