U bood dhigaalka

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka oo Xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Kampala

Sheeko:Amniga

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka magacaaban ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)  iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Uganda ayaa xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Magaalada Kampala.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka magacaaban ayaa ku boggaadiyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool, doorka muuqda ee ay kaga jiraan horumarka iyo isdhexgalka bulshada geeska Afrika.

Daawo Mahadi Guuleed Oo La Hadlay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda

Goobjoog News