U bood dhigaalka

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn Oo Is-casilay

Sheeko:Dalka

Warar uu baahiyey Telefeshinka qaranka Itoobiya ayaa sheegaya in uu is-casilay ra’isul wasaare Hailemariam Desalegn.

Ra’isul wasaarahe Desalegn oo xilkaasi hayey tan iyo September 21, 2012, bil kadib geeridii Meles Zenawi  ayaan la ogeyn sababta uu isku-casilay.

BBC monitoring, oo warkan qoray waxaa ay ka soo xigatay telefishinka qaranka Itoobiya, wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in uu iska casilay labo jago, tii hoggaamiyaha xisbiga talada haya iyo ra’isul-waasarennimada.

Wararkan oo faah-faahsan, kala soco Goobjoog News,