U bood dhigaalka

Ras’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Muqdisho u Yimid Ka Qeybgalka Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo

Sheeko:Dalka

Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho lagu soo dhoweeyey Hailemariam Desalegn iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Maxamed Cumar Carte ayaa soo dhoweeyey Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, waxaana uu ka qeybgali doonaa caleema saarka Madaxweyne Farmaajo.

Waxaa haatan la geeyey halka loogu talogalay inuu ku nasto,  kadibna waxaa loo galbin doonaa hoolka ay ka dhacayso munaasabadda caleema saarka.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News